Wararka

Shacabka degmada Xamar Jajab oo soo dhoweeyay dadaalada lagu soo celinayo bilicda degmadaasi

Muqdisho (SNTV):- Dadka ku nool Dagmada Xamarjabjab ee Gobolka Banaadir ayaa si weyn u soo dhaweeyay Qorshaha Cusub iyo dardarta ee uu layimid Guddoomiyaha...

Madaxweyne Lafta Gareen”Madaxda Qaranka iyo Dhaqanka K/Galbeed ayaan la kaashanayaa xalinta tabashooyinka jira”

Baydhabo (SNTV) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareeen ayaa tan iyo markii loo doortay xilka madaxweyninimo ee Maamulka koonfur...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha oo la kulmay Ururada bulshada rayidka ee K/Galbeed

Baydhabo (SNTV) Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka oo qeyb muhiim ah ka...

kulan looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa dhaqan gelinta shuruucda Gaadiidka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV):- Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa ka tashiga sidii la isaga kaashan lahaa dhaqan gelinta shuruucda Gaadiidka dalka ayna ka qeyb galeen Wasiirada Gaadiidka,Dekadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Beyruut kaga qeyb galay shirka madaxeedka carbeed ee dhaqaalaha

Lubnaan (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad , isagoo ka wakiil ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...

Ugu Akhris Badan