Wararka

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari dilay wade gaari

Jowhar (SNTV)- Dable Xoogga Dalka Cabduqaadir Maxamuud Cali   ayaa loo heystaa dilka Marxuum  Cabdiraxmaan Cadow Maxamuud, dilkaasi oo ka dhacay degmada Mahadeey ee Gobalka...

Khudbadda Madaxweynaha ee Shir Madaxeedka Dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub

Sharm El-Sheikh (SNTV)- Khudbadda Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shir Madaxeedka Dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub. Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf ii ah...

Madaxweyne Farmaajo oo Shir-doceedyo la yeeshay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga

Sharm El-Sheikh (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo ka furmay...

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo ka tacsiyadeeyay geerida Xil. Cismaan Cilmi Boqore

Muqdisho (SNTV):- Guddoomiyaha hore ee golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyay...

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay shirarka tubaha Dhaqaalaha iyo amniga

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirarka tubaha horumarinta dhaqaalaha iyo amniga iyo caddaaladda oo...

Ugu Akhris Badan