Wararka

Duqa Muqdisho oo daah furay Mashruuc lagu tababarayo 400 oo dhalinyaro ah

Muqdisho (SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay mashruuc lagu tababarayo 400 oo dhalinyaro ah, kuwaas oo...

Hay’adda lacagta Adduunka ee IMF oo bogaadisay kobaca dhaqaalaha ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) War qoraal ah oo ay soo saartay Hay’adda lacagta Adduunka ee (IMF) ayaa looga hadlay dadaalka dowladda Soomaaliya ay ugu jirto horumarinta dhaqaalaha...

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Madaxweynaha dib loo doortay ee Nigeria

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha Nigeria Maxamadu Buhari oo markale dib loo doortay. ‘’Nigeria...

Golaha Wakiilada K/Galbeed oo cod aqlabiyed leh ku meel mariyay Golaha Wasiirada

Baydhabo(SNTV) Kalfadhigii 7-aad kulankiisi 2-aad oo ay isugu yimaadaan Golaha wakiilada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ajandihiisu ahaa codka kalsooni siinta Golaha Wasiirada uu dhawaan...

Shirka Madasha Wadajir oo Maalinkii Labaad galay

Muqdisho (SNTV) Shirka Wadajirka ee Hannaanka Qaran ee Dowladdaha Hoose oo ay ka Qeyb galayaan Wasiirada Arimaha Gudaha iyo dib u heshiista Dowlad goboleedyada iyo...

Ugu Akhris Badan