Wararka

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiye oo ku wajahan dalka Kenya

March 5, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa...

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Habraaca Iibka iyo Qandaraasyada Dowladda Hoose

05 Maarso 2019-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa saxiixay Habraaca Iibka iyo Qandaraasyada Dawladda Hoose ee Xamar...

Wasiir kuxigeenka Gargaarka&safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo deyniile gaarsiyay gargaar Dhar ah

Muqdisho (SNTV) Qoysaskan oo isugu jira danyer iyo barakacyaal oo kunool degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa fa faaidaytay mucaawino dhar ah oo dowladda walaalaha...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Dekadda Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kasoo laabtay safar uu ku tegay Switzerland ayaa kormeeray dekadda Muqdisho...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Dalka Qadar

AMMAAN (SNTV)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal C/raxmaan, ayaa Maanta kulan kula qaatay Magaalada Cammaan ee Dalka Jordan, dhiggiisa Dalka  Qadar , Alsayid...

Ugu Akhris Badan