Wararka

Ciidamada Amniga oo xiray hawlwadeen argaggixiso oo Gawaarida ku xira Qaraxyada

Muqdisho (SNTV)-Howlgal ay Ciidamada Amnigu fuliyeen shantii bushan April ayaa lagu soo qabtay Hawlwadeen argaggixiso ,kaas oo ahaa mid argaggixisada u qaabilsan ku xirista...

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Taliska Ciidanka Asluubta

Muqdisho (SNTV)-Xafiiska Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa maanta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ku wareejiyay gabi ahaanba Qalab xafiiseedyadii ay ku shaqeynayeen xafiisyada waxaana...

Tartanka Ciyaaraha Fudud oo maanta lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Tartankan Oradka Gaaban ee (Marathon) oo lagu xusayay maalinta horumarinta Ciyaaraha iyo Nabadda Aduunka iyo maalinta Ciyaartooday Soomaalliyeed ayaa maanta lagu qabtay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyey nawaaxiga degmada Jamaame

Kismaayo (SNTV)- Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Komaandooska Danab iyo ciidanka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saakay hawlgallo ka sameeyay deeganada Jiinka Wabiga ee...

Hay”adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo xafiis cusub ka hirgelisay Gedo

Gedo (SNTV)- Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa xaafiis ka furatAy magaalada Baar-dheere ee gobolka Gedo si bulshada deegaanadaasi ku dhaqan ay u helaan adeegyada...

Ugu Akhris Badan