Wararka

Ciidamada amniga oo la wareegay keydkii hubka Alshabaab

Muqdisho (SNTV)- Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in howlagaladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay duleedka Muqdisho iyo qeybo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea Mudane Cismaan Saalix iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gabreab ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho. Wasiirka iyo...

Maamulka Gobalka Hiiraan oo faah faahiyey howlgallo ka dhan ah argagixisada iyo duqeymo laga fuliyay Gobalka

Hiiraan (SNTV)-Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Muxumed Taakooy, oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgallo ka dhan ah...

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyey Howlgalada ay wadaan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaaddii Jimcaha keddib ka hadlay Masjidka Shuhadada ee Villa Somalia ayaa bogaadiyay hawlgallada ay wadaan...

Golaha wasiirada oo markale ka shiray Amniga dalka

Muqdiso (SNTV)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka.   Shirka oo uu...

Ugu Akhris Badan