Wararka

Ra’iisul wasaare Khayre oo la kulmay madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka

Washington (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee maal mahaan ku sugnaa magalaada Washinton ee dalka...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay La Taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka

Washington (SNTV)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Washington kulan kula qaatay la taliyaha amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton. Ra’iisul...

Askar Tababaro kusoo qaatay Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Gaashandhigga Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Taliye Ku-xiggeenka XDS ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaaladda...

Shirkii Midowga Baarlamaannada Adduunka oo lagu soo geba gebeeyey Qatar

Doha (SNTV)-Shirka 140-aad ee midowga Baarlamaannada Adduunka ayaa lagu soo geba gebeyeey magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar,waxaana ka qeybgalay Wafdi heer sare ah...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Madaxweynaha Cusub Ee Bangiga Adduunka

Arbaco , April 10, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington waxa uu kulan kula qaatay madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan