Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ay Tababartay Dawladda Turkiga

Muqdisho (SNTV): — Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta tababar usoo xiray ururka Gorgor oo qayb ka ah ciidanka Kumaandoosta...

Qabyo-qoraalka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la soo bandhigay

Muqdisho (SNTV):- Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay qabyo-qoraalka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta & Teknoojiyada (National ICT Policy and Strategy), taas oo...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Gudigga Xuduudaha iyo Federaalka oo shir wadatashi ah qabtay

Muqdisho (SNTV):-Waxaa magaalada Muqdisho ku qabsoomay shirka wadatashiga ee lagu turxaan bixinayo is waafajinta xulushada qaabeynta Dowlad Goboleedyada iyo qodobka 49aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka...

Maxkamadda Gobolka banaadir oo u fadhiisatay Dacwada Dilkii Marxuum Axmed Dowle

Muqdisho (SNTV)–Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shalay u fadhiisatay dacwad ay horgeeyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha, kaasi oo ku saabsan Dawaddii Marxuum Axmed Muqtar (Axmed Dowle), kaasoo...

Eng. Yarisow “Argagaxisadu ha ogaato in Shacab iyo Ciidan midna aysan ka baxsan karin”

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada Warta-Nabadda sida ay gacanta...

Ugu Akhris Badan