Wararka

Duqa Muqdisho oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda

Muqdisho (SNTV):- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go’an tahay...

Hirshabeelle oo dalbatay in gargaar loo fidiyo Dadkii ku barakacay dagaalladii ka dhacday Shabeellada dhexe

Jowhar (SNTV):- Wasiirka wasaaradda dib u heshiisiinta Hirshabeelle, C/kariin Cali Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dhowaanahan booqasho ku marayay degaannadii lagu dagaallamay ee...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Xafiiskiisa kula kulmay Wafdi ka Socda Dalka Masar

Muqdisho (SNTV):- Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Masar oo soo gaaray Magaalada muqdisho ayaa kulan la qaatay Taliska Ciidanka Xoogga dalka kadib markii...

Xildhibaano ku soo baxay doorasho maanta ka dhacday magaalada Baydhabo

Baydhabo (SNTV):- Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu qabtay doorashada Kuraas ka bannaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Cali Sheekh...

Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo soo gabagabeysay dhageysiga dacwad ka dhan ah Eedeysane C/risaaq Xuseen Tahliil

Muqdisho (SNTV):- Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad ka dhan ah eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil oo racfaan ka soo qaatay...

Ugu Akhris Badan