Wararka

Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida oo go’aan kasoo saartay kiiska Cabdirisaaq Xuseen Tahliil

Muqdisho (SNTV)- 11-kii November 2018 ayay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabaka Sida Puntland  ayaa ku riday Xukun dil ah Eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil...

Ujeedo:- Magacaabis Maareeyaha Golaha Murtida iyo Wacyigelinta

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta Wariye Maxamed Abuukar Ma’da u magacaabay Maareeyaha cusub ee Golaha...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari dilay Wade BL

Muqdisho (SNTV)- Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali ayaa loo heysta dilka wada gaari dad-weyne oo marayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan Siinka...

Golaha Millateriga Suudan iyo Isbahaysiga mucaaradka oo ku heshiiyay in la sameeyo gole Maamula Dalkaasi

Golaha millateriga ee maamula dalka Suudaan iyo isbahaysiga mucaaradka dalka Suudaan ayaa heshiis ku gaaray sameynta golle ka  arrimiya dalka Suudaan ints  doorasho  ay...

Shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo Isniinta ka furmaya Muqdisho

Muqdisho (SNTV):- Shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo ay qabanqaabisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, maalgeliyayna Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa ka furmaya Muqdisho maalinta...

Ugu Akhris Badan