Wararka

Guddoomiye Najax” Waxaan wadnaa dib u heshiisiinta Beelaha Gobolka iyo dib u furista Waddooyinka ay go’doomiyeen nabad-diidka

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aaden Cali Najax, ayaa waxaa safarka ku wehlinayay, Guddoomiye ku xigeenka, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Guddoomiyaha Degmada Marka iyo ku xigeennadiisa,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo iskaashiga kala hadlay Safiirka Shiinaha

Maalintii shalay oo Sabti ahayd, kuna beegnayd 15 June, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhiirri helin ugu Tegay Ciidankii fashiliyay weerarradii argagaxisada

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa booqasho dhiirri gelin ah ugu tegay ciidamada ammaanka ee shalay ka hor tegay...

Ururka dhaqaatiirta Gobolka Mudug oo Adeeg Caafimaad ka Fuliyay Magaalada Ceeldibir

Dadka magaalada Ceeldibir ee bariga Mudug ayaa ka faa'idaystay adeega Caafimaad oo ay iska kashaanayaan wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo Ururka dhaqaatiirta gobolka Mudug. Gurmadka Caafimaad...

Wasiirka shaqada XFS oo khudbad ka jeediyay shir-weynaha shaqada adduunka ee Geneva

Geneva( SNTV):-Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad muhiim ah oo arrimo badan uu uga...

Ugu Akhris Badan