Wararka

Guddoomiye Mursal oo kormeerey xarunta KMG cusub ee Golaha Shacabka

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee golaha shacabka,Xildhibaano iyo Xoghayaha guud ee golaha iyo sidoo kale Safiirka...

DFS oo wafdi u dirtay ka qeyb-galka aaska Abwaan Singub

Muqdisho(SNTV) Wafdigan uu hogaaminayo Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Addis Ababa ku soo dhaweeyay Wasiirka...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Muwaadiniin Guryahooda Sifo sharci darro ah looga heystay Dib ugu celisay.

Muqdisho (SNTV)- Muwaadiniin Soomaaliyeed oo looga heystay guryahooda sifo sharci darro ah wixii ka dambeeyay bur-burkii dowladii dhexe ayaa maanta laba kamid ah qoysas...

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay ka mid noqoshada JFS ee Cahdiga Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada

Muqdisho (SNTV)- Juun 20, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda...

Baarlamaanka Carabta oo Kenya ugu baaqay in ay Faraha kala baxdo Biyaha Soomaaliya

Qaahira-(SNTV)-Bayaan kasoo baxay kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Carabta oo lagu qabtay Magaalada Qaahira ayaa laga soo saaray baaq ku aaddan in Biyaha Soomaaliya ay...

Ugu Akhris Badan