Wararka

Madaxweynaha K/Galbeed oo booqday Degmada Wala-weyn

Muqdisho(SONNA):- Wafdigan uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee maanta gaaray degmada Wala-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa soo dhoweyntiisa ka qeyb...

Ciidanka DANAB oo dib u howlgelinaya Ceelbiyood maleeshiyada Al-Shabaab ka gubeen dadka deegaanka Ceel-saliini

Muqdisho (SNTV):- Ciidamada DANAB ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa qorsheynaya iney dib u howlgeliyaan Ciil-biyood ku yaalo deegaanka Ceelsaliini oo Kooxda Nabad-diidka Al-Shabaab ay...

Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya oo wada tashi la yeelatay ganacsatada

Muqdisho-(SNTV)-Wasaaradda qorsheynta Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta kulan wada tashi ah oo ku saabsan horumarinta Dalka kula  yeelatay Ganacsatada Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho. Kulankan wada-tashiga ah ee...

Munaasabad ku saabsanayd is-dhexgalka Soomaaliya iyo Turkiga oo lagu qabtay Ankara

Ankara-(SNTV)-Munaasabad ku saabsanayd is-dhexgalka Bulshooyinka walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Turkiga ayaa Xalay  lagu qabtay Magaalada Ankara ee caasimadda Dalkaasi. Waxaa munaasabadda ka qeyb galay,...

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Waddo Laami ah

Muqdisho-(SNTV)—Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyeha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa dhagax-dhigay waddo Laami ah oo laga hirgelinayo isgoyska Cali Kamiin iyo Ifka...

Ugu Akhris Badan