Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Soomaaliya oo Khayraadkeeda Kusoo Bandhigtay bandhig Carweed lagu qabtay Shiinaha

Hunnan (SNTV):- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan  gobalka Hunnan ee dalka Shiinaha ayaa...

Qaraxyo Mataano ah Oo  Ka dhacay Magaalada Tuunis ee Dalka Tuniisiya

Tunis (SNTV) Qaraxa koowaad ee ka dhacay magaalada Tuunis ayaa lala beegsaday gaari Boolis   waxaana ku dhintay sarkaal boolis ah halka sarkaal boolis ah...

R/Wasaare Ku-xigeen Mahdi oo Shiinaha Uga Qayb Galay Shirka Ganacsiga & Dhaqaalaha ee Shiinaha iyo Afrika

Hunnan (SNTV)—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa gobalka Hunnan ee dalka Shiinaha uga qayb gelay munaasabadda daah-furka dhoofinta ganacsiga iyo...

Xuska Maalinta Xorriyadda Jabbuuti oo lagu qabtay magaalada Beledweyne “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka qeyb galaya Munaasabadda Sanad-guurada 42-aad ee Xornimada Jabuuti oo ku asteysan maanta 27...

Ugu Akhris Badan