Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Arusha ee dalka Tanzania

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, si uu uga qeybgalo...

Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha oo ka hadlay Doorashooyinka dalka

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Saadaad Maxamed Nuur oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka,ayaa xusay in Dowladda Federaalka ay dadaal badan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay xuska Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC)

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Safiirka Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyas Ali Hassan, ayaa hoggaamiyay ka-qaybgalka Soomaaliya...

Ciidamada Jubbaland oo kusoo biiray howlgallada ay dowladda ka waddo Jubbooyinka 

Ciidanka Maamulka Jubbaland, ayaa intooda badan si rasmi ah ugu biiray hawlgallada Ciidamada Qalabka Sida ee lagula dagaalamayo kooxaha Khawaarijta ee ku sugan degaanada...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Golaha Wasiirada EAC

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa Soomaaliya ku matalay shirkii caadiga ahaa ee 46-aad ee Golaha Wasiirada Dalalka Xubnaha...

Ugu Akhris Badan