Wararka

Mareykanka oo dib u bilaabaya taageeradii uu siin jiray qeyb kamid ah Ciidanka Xoogga Dalka.

Muqdisho (SNTV)-War ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa looga hadlay taageeradii ay siin jirtay qeyb kamid ah ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,taasi oo la hakiyay...

Hadaljeedinta Madaxweyne Farmaajo ee casho sharafta diblomaasiyiinta ka hawlgala Muqdisho

Hadaljeedinta Madaxweyne Farmaajo ee casho sharafta diblomaasiyiinta ka hawlgala Muqdisho mudanayaal iyo Marwooyin Aan fursaddan uga faa’idaysto inaan idinku soo dhaweeyo Villa Soomaaliya. Run ahaantii...

Taliyaasha Ciidammada Xoogga, Booliiska Iyo Asluubta oo gaaray Dhuusamareeb

Taliyaasha ciidanka xoogga dalka, Booliiska iyo Asluubta ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Taliyaasha oo ay la socdaan guddiga isku...

Guddiyadii xaqiiqa raadinta dadkii lagu dilay Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb oo War-saxaafadeed soo saaray

Guddiyadii ka kala Socday Golaha Shacabka BJFS iyo Dowlad goboleedka Koofur-galbeed ee Maalmahaan ku Sugnaa Magaalada Gaalkacyo ayaa Caawa Soo Saaray War-saxaafadeed

Carruur ay Maleeshiyada Alshabaab ka afduubteen Sh/Dhexe oo la soo bad baadiyay

Kooxda la magac baxday macawiisleyda ee ka howl gasha deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegtay in howlgal ay ka sameeyeen deegaan hoos...

Ugu Akhris Badan