Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Dalka Turkiga 

Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad...

Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Xuquuqul Insaanka oo Muqdisho lagu qabtay

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa ka qeybgalay Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Xuquuqul Insaanka Iyo Sanad...

Ficillada Itoobiya waddo oo u muuqda kuwa garabsiinaya Argagixisada (WARBIXIN)

Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeysa inay faragalin iyo iska horkeen ka dhex wado beelaha Walaalaha ah ee wada dega Gobolka Gedo, waxeyna Soomaaliya...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka Sanad laha ah ee Maaliyadda Afrika

Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maalintii Labaad ka qeyb galaya shirka Sanad laha ah ee Maaliyadda Afrika (𝐀𝐟𝐫i𝐜𝐚 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐧𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐢𝐭) oo...

Safiirka JFS Uganda oo kulan la qaadatay Odayaasha iyo Waxgaradka ku nool dalkaasi

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta kulan muhiim ah kula qaadatay Xarunta Safaaradda qaar ka mid ah Odayaasha iyo...

Ugu Akhris Badan