Wararka

What is Casual Dating?

A casual going out with or a even more casual romance is simply a romance between two individuals who may have casual sexual...

Guddigga farsamada maamul dhisidda oo soo gudbiyay xildhibanada Galmudug

Guddiga farsamada  maamul dhisidda Galmudug ayaa maanta soo saaray liiska xildhibaanada cusub ee ka mid noqonaya baarlamaanka maamulkaasi,  

Madaxweynaha DFS oo u ambabaxay dalka Eriteriya

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,iyagoo u socdaalay magaalada Asmara...

ciidanka Jubbaland oo khasaarooyin kala duwan u geystay nabad-diidka al-shabaab

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Dowlad-goboleedka Jubbaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa si guud faah faahin uga bixiyey howlgaladii ay saacadahii lasoo dhaafay sameeyeen ciidanka Jubbaland iyo...

Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyadeeyey Geeridii ku timid AUN Marxuum Danjire Axmed Keyse

Madaxwayanaha Maamulka Puntland Dr Siciid C.lahi Dani Ayaa Tacsi ka diray Geeridii ku timid Alle Ha u naxariistee Marxuum Danjire Axmed Cabdalle Ducaale Kayse oo maalin...

Ugu Akhris Badan