Wararka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo dhagax dhigey dib-u-dhiska dhisamaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Diinta,+SAWIRO+MUUQAAL.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Awqaafta iyo...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa tababar u furay Garsoorayaal iyo Tababarayaaal ka socda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada,+(SAWIRRO) (MUUQAAL).

Tababarkan oo wajigiisa saddexaad la siinayo Macalimiinta Garsoorka Dalka ayaa waxaa ka qayb galaya Garsoorayaal heer Federaal heer, Dowlad Goboleed iyo kale Xeer ilaaliyeyaal...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo Garoowe kula kulmay Madaxwayne ku-xigeenka Puntland.

Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliya S/gaas. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula kulmay Ku-simaha Madaxweynaha ...

Golaha Shacbiga oo maanta yeelanaya kulan muhiim ah.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeelanaya Xaruntooda Villa Hargaysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh...

Isdiiwaan galinta Musharaxiinta Gudoonka Hirshabelle oo maanta Jowhar ka socoto iyo Aragtida shacabka Jowhar.

Iyadoo dhawaan la shaaciyay Jadwalka Doorashada Gudoonka Baarlamaanka ayaa maanta lagu wado in ay ka bilaabayto magaalada Jowhar ee caasimada maamul Goboleedka Hirshaebelle is-diiwaangalinta...

Ugu Akhris Badan