Wararka

Ra’iisulwasaare Xamse oo caawa tegay goobaha lagu nasto ee magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga Dhuusamareeb, ayaa caawa tagey goobaha lagu nasto ee magaalada,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo fashiliyay weerar Khawaarijta kusoo qadeen Wargaadhi.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada deegaanka, ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyaadka Khawaarijta ku soo qaadeen deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka difaaca iyo...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing.

1- The Federal Republic of Somalia expressed thankfulness to countries and international organizations for their support and full backing of safeguarding Somalia’s sovereignty, unity,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday.

1- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mahadnaq ballaaran u jeedisay dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee garab-istaagga iyo taageerada buuxa u muujiyay ilaalinta madaxbannaanida, wadajirka...

Agaasime Abdiwali Mohamed Ahmed oo Golaha Wakiilada Galmudug horgeeyay Hindise-Sharciyeedka Nidaamka Caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Dr. Abdiwali Mohamed Ahmed, ayaa si rasmi ah Golaha Wakiilada Galmudug u horgeeyay hindise-sharciyeedka nidaaminta...

Ugu Akhris Badan