Wararka

Munaasabad lagu weeyneynayay maalinta Macallimka Soomaaliyeed oo ku beegan 21ka November ayaa lagu qabtay magaalada xuddur ee Gobolka Bakool+(SAWIRRO).

Munaasabaddan oo lagu maamuusayey maalinta Macallimka Soomaaliyeed waxaa soo agaasimay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee koonfur galbeed waxaana ka soo qeybgalay mas’uuliyiinta...

(DAAWO) WARKA HABEENIMO EE ©SNTV // FAADUMO FANKA // 21-11-2020.

Halkan ka Daawo Warka SNTV. https://youtu.be/HpP1Pi8raiU

Booliska gobalka Bari ayaa sameeyay howgal amaanka lagu xaqiijinayo.

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska qaybta Booliiska Gobalka Bari ayaa lagu sheegay in Howlgal lagu xaqiijinayo amniga laga sameyay cawa gudaha...

Wasiir Duraan Faarax: “Dalkeenna wuxuu is beddel ku gaari kara dib u heshiisiin iyo midnimo”

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa degmada Galdogob ee gobolka Mudug maanta kaga qeybgalay kulan soo dhaweyn...

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo dib u hagaajin ku samaynaya qaab dhismeedka maamul ee Wasaaradda+(SAWIRRO).

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullaahi Siraaji, ayaa maanta oo Sabti ah shir-guddoomiyay shirka todobaadlaha ah...

Ugu Akhris Badan