Wararka

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu dalka Jabuuti kaga...

Ra’iisul Wasaare Rooble “Waa tallaabo wanaagsan oo horay loo qaaday doorashada Guddoomiyaha cusub ee Gaalkacyo, Xukuumadeyduna way dhiirrigalineysaa”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay caleema saarka  Guddoomiyaha  cusub ee degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan   ayaa...

Gabar uu dhalay Ra’iisul Wasaarihii hore Itoobiya oo xabsiga loo taxaabay.

Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegaya in booliska Federaalka Itoobiya ay xireen gabar uu dhalay Ra’isul Wasaarahii hore Meles Zenawi. Semhal Meles ayaa joogtay magaalada...

Dalalka mamnuucay duulimaadyada uga yimaada UK oo isa soo taraya.

Waxaa sii kordhaya tirada wadamada mamnuucay duulimaadyada dalka UK kaddib markii laga helay UK nooc karoonaha ka mid ah oo si aad ah u...

In ka badan 40 dal oo UK saartay xayiraad dhanka duulimaadka ah taas oo saameyn ku yeelatay dhaqaalaha iyo nolosha dadka UK

Dalka UK ayaa wajahaya labo mushkilo oo waaweyn kuwaas oo saameyn xoog leh ku yeeshay dhaqaalaha iyo nolosha dadka . UK oo ah dalka shanaad...

Ugu Akhris Badan