Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay guddoomiye ku-xigeennada Degmooyinka+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay...

Maxkamadda ciidamada oo xukun ku riday nin watay boorso ay ku jiraan walxaha qarxa

June Todobadeedii ee sanadkan sii dhammaanayo ayay Ciidamada Amniga ka qabteen Xasan Cabdullaahi Aadan Ex Control Afgooye xilligaasi oo  isu soo diyaariyay sidii uu...

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamuulka Gobolka Gedo oo kormeeray xarumaha ciidamada qalabka sida+(SAWIRRO).

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Gedo ayaa maanta kormeeray xerada ciidamada xoogga ay kaga suganyihiin Degmada Doolow, halkaas oo ay ku jiraan cutubyo ka...

Ayax aad u badan oo ku degey dhul beereedka degmada Xuddur+(SAWIRRO).

Beeraleyda Degmada Xuddur ayaa saaka waaberigii ku kalahay Beeraha oo ku waabaristay Ayaxa farabadan oo shalay galabtii ku soo degay,  kaa soo dhibaato ba’an...

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daah furay Kulan ka doodis iyo soo bandhigid ah oo ku aadan Miisaaniyad Sanadeedka 2021+(SAWIRRO).

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid ayaa xarunta Madaxtooyada Galmudug ka daahfuray kulan ay soo agaasintay wasaaradda maaliyadda Galmudug kaasoo ku saabsan...

Ugu Akhris Badan