Wararka

Askari ka tirsan Ciidamada qalabka sida ayaa Muqdisso ku dilay dhowr qof oo ay ka mid ah tahay Hooyadii dhashay.

Xaafadda Cali Kamiin ee degmada Warta ee gobolka banaadir Xalay waxaa ka dhacay fal naxdin leh Askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo lagu...

Tababar loo furay qaar ka mid ah howl-wadeenada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS+(SAWIRRO).

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Xaaji Xuseen ayaa xarunta Wasaaradda ka daahfurtay tababar la xiriira Tayeenta shaqaalaha. Tababarkan...

Taliyihii hore ee Ciidamada Cirka Soomaaliya Oo Geeriyooday.

Taliyihii hore ee ciidamada cirka soomaaliya dowladii militeriga Gen khaliif ciise Mudan ayaa ku geeriday wadanka turkiga oo uu mudo ku xanuusanaa. Marxuumka ayaa soo...

(DAAWO) WARKA KOOBAN.SNTV 24.11. 2020.

Halkan ka Daawo Warka Kooban SNTV. https://youtu.be/MGhrky3HUVY

Ciidanka Puntland oo u gurmad u fidiyay dadka barakacayaasha ah ee ku nool Boosaaso ka dib saameeynta roobabkii Gobolkaasi.

Ciidanka Badda Puntland ee PMPF ayaa Ka daad gureeyay qoysas barakacayaal ah Kamamkii ay daganayeen kadib markii ay soo galeen daadad xoogan oo uu...

Ugu Akhris Badan