Wararka

Hanti dhawraha Qaranka oo daah furay shir Fogaan arag ah oo ay ka qeyb galayeen Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada+(SAWIRRO).

Hantidhawraha Guud ee JFS Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta furay Shir sannadeedka Xafiiska Hantidhawrka Guud iyo Xafiisyada Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada 2020. Shirka oo ay...

Gabar soomaaliyeed oo heysata dhalashada Mareykanka oo ka baxeysa shaqada Models.

Halimo Adan oo ah gabar soomaali mareykan ah islamarkaana oo heer sare ka gaartay dhanka Models ee dumarka dharka xayeesiiya ayaa sheegtay in ka...

Faransiiska oo Soomaaliya ka cafiyay lacag dhan 306 milyan.

Heshiiskaan oo dowladda Faransiisku Soomaaliya uga cafisay 306 milyan oo dolarka marekanka ah ayaa waxaa Muqdisho ku kala saxiixday Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo daah furay shir muhiim ah+(SAIWRRO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ku Daah-furey Shirka Guddoomiyayaasha Gobalada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed. Shirkan oo socon...

Wasiirka Qorheynta oo la kulmay hay’adaha Masiibooyinka Puntland+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday Hay’adaha Gar-gaarka...

Ugu Akhris Badan