Wararka

Isku aadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada iyo Gobolka Banaadir oo lagu sameeyay Muqdisho.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda , madaxda xiriirka kubadda cagta Soomaaliya , Xubno ka socday maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir iyo bahda sportiga ayaa ka...

Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka oo jab wayn u gaystay maleeshiyada argagixisada.

Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka oo Maleeshiyaad Ka tirsan,Al-Ashabaab Ku dilay gobolka Shabeelada hoose, Kadib howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska...

Isbitaalka Magaalada Mekelle ee dalka Itoobiya oo daawooyinka ay ka sii dhamaanayaan Xilli dad faro badan oo dhaawac la keenayo wali.

Isbitaalka ugu weyn magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka Tigray  ee dalka itoobiya ayaa waxaa gabaabsi ka ah daawooyinka iyada isbitaalka  la keenay dhaawacyo badan. Isbitaalkan oo lagu...

Wasiirka Haweenka Somaliya oo Garoowe kaga qayb gashay shirweynaha Haweenka dowladaha Hoose ee Puntland+(SAWIRRO).

Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Dowladda Federaalka Somalia Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, iyo wafti isugu jiray xildhibaano, Sarentaro heer Federaal ah iyo Agaasimaha guud...

Soomaaliya oo u yeeratay safiirkeeda Kenya, danjiraha Kenyana ku wargalisay inuu dalkiisa ku laabto.

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda dawladda FS mudane Maxamed Cali Nuur oo goor dhaw ka hadlay warbaahinta dawladda ayaa sheegay in Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan