Wararka

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo Magacaabay Agaasimaha guud ee Warbaahinta

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Ilyas Cali Nuur ayaa Magacaabay Agaasimaha guud ee Warbaahinta Koonfur Galbeed ,...

Guddiga heer Qaran ee xaqiijinta qoondada haweenka oo kulan yeeshay odayaasha Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Guddiga heer Qaran ee u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee golayaasha Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug kulan...

MUDANE CABDISACIID MUUSE CALI OO LA WAREEGAY XILKA AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA QARANKA “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa...

Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Qaramada Midoobe oo ka wada hadlay dhaqaalaha Doorashooyinka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb James Swan oo ku booqday xarunta...

Danjire Cawaale Cali Kullane” Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis dhanka beeraha ah la saxiixato dalka Shiinaha”

Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa hadalkan ka sheegay mar uu ka qayb galayay shir ay soo agaasintay wasaaradda beeraha &...

Ugu Akhris Badan