Wararka

Jaamacadda Carabta oo doorashooyinka Soomaaliya u ballan-qaaday taageero maaliyadeed

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku tilmaamay shirkii Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee ku qabsoomay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay kulan ay yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay kulan ay yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo looga hadlay dardargelinta arrimaha doorashooyinka dalka...

MADAXWEYNE DENI OO GUDDOOMIYE IYO GUDDOOMIYE KU-XIGEEN U MAGACAABAY DEGMADA QARDHO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan kala dirid Golaha...

Ciidanka Danab oo howlgalo ka wada deegaano hoos yimaado Degmada Jalalaqsi

Ciidanka Danab ayaa howlgalo kala duwan ka wada deegaano hoos yimaado Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Howlgaladaan ayaa u jeedka waxaa uu yahay sidii maleeshiyaadka...

Ra’iisul Wasaare Rooble  oo qaabilay wafdi  ka socday QM “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday QM oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha guud...

Ugu Akhris Badan