Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay xubnaha Aqalka Sare ee la doortay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka martida ku qaabilay xubnaha cusub ee loo doortay Aqalka Sare een Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka hadashay dardargelinta howlaha horyaalla “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa maanta warbixno ka dhagaystay...

Macalimiinta iyo Guddoomiyeyaasha Kooxaha Heerka 3aad oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Garoowe “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Jaamac Xasan Cabdulle oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha iyo Guddoomiyaha...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo gaaray Jabuuti

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaa oo uu ku soo...

Madaxweynaha Jubbaland oo soo xiray kulan wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumadda “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo xiray kulan wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumadad oo socday muddo sadex maalmood ah. Kulankan...

Ugu Akhris Badan