Wararka

Shacabka Janaale oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan dagaalka lagu ciribtirayo Argagixisada

Taliye Ku-xiggeenka Ururka 84aad, guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Labo Xidigle Calli Mahdi Cabdi ayaa shacabka Janaale kula dardaarmay in kaalintooda ay...

Heshiis ku saabsan hanaanka saami qeybsiga wax soo saarka dalka oo la ansixiyay

Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis ku saabsan hanaanka saami...

Wasiirka Caddaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Ergayga QM u qaalbilsan Soomaaliya

Wasiirka caddaladaa Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane  Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm u qaalbilsan arrimaha Soomaaliya,...

Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka jaray Warshad sameysa mishiinka neefta “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Warshadda Oxygen-ta sameysa oo Wasaaradda Caafimaadka ee Puntland ay ku soo kordhisay...

Iiraan oo sheegtay inay fashilisay Markab Mareykanku damacsanaa in uu afduubto

Iiraan ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in ciidamadooda ay fashiliyeen isku day Maraykanka  uu ku  damacsanaa in uu ku qabsado Markab siday shixnad...

Ugu Akhris Badan