Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Carabiya ee uu wehliyo qunsulka guud ee Somaaliya u fadhiya magaalada Jiddah oo booqasho ku tegay Xarunta...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgalo dad badan lagu qabtay waxa ay ka sameeyeen xaafada Kordamac ee Degmada Deyniile Ee Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha Degmada Deyniile...
MUQDISHO-2-6-2022-Dowladda Pakistan ayaa arbacadii u dirtay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan, wafdi ka kooban 50 xubnood oo ah oday dhaqameedyo kala duwan, si...