Wararka

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray.

Muqdisho-Juun-7-6-2022:Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeybgalaya caleemo saarka Madaxweynaha...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo maanta la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaliya Tiina Intelmann.

Muqdisho June 07, 2022- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga Caleemasaarka Madaxweyne Hassan sheikh.

Muqdisho-Juun-7-6-2022:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Amniga Caasimada...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud ooo maanta Kormeer ku tagay Wasaaradda Gaashaandhiga.

Muqdisho-Juun-7-7-2022:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga, si uu ugu kuurgalo hannaanka shaqo ee Wasaaradda...

SAWIRO:-Maxkamada Gobolka Baay oo Maanta fagaaro ku toogatay Nin Haweeneey dilay.

Muqdisho-Juun-7-6-2022: Maxkamadda Gobalka Baay Ayaa maanta Goob fagaaro ah Dil toogasho ah kula fulisay Eedeysane Maxamed Xasan Maxamed Aadan kadib markii lagu helay in...

Ugu Akhris Badan