Wararka

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar oo gaaray Soomaliland.

MUQDISHO-JUUN-14-2022:Masuuliyiin uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladd deegaanka gobolka Soomaalida ITOBIYA , mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay weheliyaan Wasiirka Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha, mudane...

Ciidanka DANAB oo dilay horjoogihii kooxda  Argagixisada Al-Shabaab uqaabilsanaa Sahanka iyo sirdoonka degmada Wanlaweyn.

Muqdisho- 14 JUNE 2022: Ururka 4-aad, guutada 16-aad Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Wanlaweyn ee...

SAWIRRO:Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo gaaray Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Muqdisho-Juun -14-6-2022-:Masuuliyiin katirsan Maamulka Xeraale iyo bulshada qaybaheeda kale duwan ayaa maanta afaafka hore ee Magaalada ku soodhaweeyay Guddoomiyaha gobalka Galgaduud Cilmi Cali Ganeey...

Shir Lagu Xoojinayey Wada Shaqaynta Booliska Nugaal Iyo Laamaha Garsoorka Ee Puntland oo ka dhacay Magaalada Graoowe.

Muqdisho- 14 JUNE 2022: Maamulka Gobolka nugaal iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolkaas  ee mamulka Puntland  ayaa  Ka Qayb Galay Shir Lagu Xoojinayay Wada Shaqaynta...

SAWIRRO:Wafdi uu Hugaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Galguduud oo gaaray Magaalada Galiinsoor

MUQDISHO-14-6-2022-:Wafdi uu Hugaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Galguduud ayaa  gaaray Magaalada Galiinsoor ee Gobolka Galguduud waxayna kormeereen Xaruumaha Bulshada loogu Adeego. Wafdigaan uu hugaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Galguduud...

Ugu Akhris Badan