Wararka

Golaha Shacabka Soomaliya Oo dood ka yeeshay xeer hoosaadka Golaha

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ka furmay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo uu shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo gaaray Degmada Buulo Burde+”SAWIRO”

Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka...

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug Oo Soo Gaba gabaysay Kormeer ay ku tagtay Deegaanada Waqooyi bari ee Gobalka mudug +”SAWIRO”

Wafdigaan ay hogaamineysay gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Faandhe ayaa soo gaba gabeeyay kormeer dhowr maalmood ah kaas oo ay...

Taliyihii Saldhiga Booliska magaaladda Qardho oo ladilay

Taliyihii saldhiga booliska magaalada Qardho ee Puntland ayaa u geeriyooday Rasaas ay ku fureen kooxo lagu sheegay inay yihiin kuwa ganacsada waxyaabaha maanka dooriya. Taliye...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Ehelada Muqtaar Roobow.

  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo hoygiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ehelka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abu...

Ugu Akhris Badan