Wararka

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo maanta guud ahaan dalka ka bilaabanaya.

SAWIR HORE. MUQDISHO-18-6-2022-:Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee  ay qaadeyso  wasaaradda waxbarashada  XFS  ayaa lagu waddaa in uu maanta Guud ahaan  dalka ka bilowdo marka laga...

Madaxtooyada Galmudug Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Maanta Lagu Jabiyay Argagixisada Alshabaab.

War Qoraal ah oo kasoo Baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu Bogaadiyay Shacabka Geesiyaasha ah ee Saaka Casharka U Dhigay Nabad diidkii soo Weeraray Baxda. Qoraalka...

Madaxweynaha Qaranka Oo Boggaadiyay Guushii Shacabka Baxdo Ka Gaareen Argagixisadii Soo Weerartay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey shacabka deegaanka Baxdo ee Gobolka Galguduud sida naf-hurnimada leh oo ay isaga difaaceen...

Ergayga Gaarka ah Ee Madaxweynaha U Qaabilsan Gurmadka Abaaraha Oo La Kulmay Danjiraha Canada.

Xubnaha safaaradda Kanada oo uu hoggaaminaayay xoghaya koowaad ee safaaradda ayaa warbixin ka siiyay Ergayga howlaha horumarinta iyo gargaarka isugu jira ee ay ku...

Ciidamada Galmudug iyo dadka deegaanka Baxdo oo waxyeello Culus u geystay Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya magaaladda Baxdo ayaa sheegaya in dadka deegaanka iyo ciidamada maamulka Galmudug ay iska caabiyay weerar ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku soo...

Ugu Akhris Badan