Wararka

Magaalada Baxdo oo shalay lagu laayey Argagixisada Al-Shabaab oo maanta Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare looga Fariistay..

Muqdisho-Juun-18-6-2022:Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxa maanta loo fariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee Dugsiyada Sare, waxana tirada ardeyda u fariisatay ay dhanyihiin 35,000...

Kormeerihii imtixaanada Gobolka Shabeelaha Hoose uqaabilsanaa wasaaradda waxbarashada Koonfur-galbeed oo lagu dilay Afgooye.

MUQDISHO-JUUN18-6-2022-:Kormeerihii Waxbarashada Gobolka Sh/Hoose Cali shanloow ayaa lagu Dilay  Maanta degmada Afgooye ee gobolka  Shabeellaha Hoose Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka...

DHAGEYSO:16 arday oo kaliya oo maanta gobolka Bakool u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare.

MUQDISHO-JUUN-18-6-20022-:16 arday ayaa sanad dugsiyeedka 2021-2022 ee gobolka Bakool uga qeyb gashay imtixaanka shahaadiga Ah  ee fasalka 12-aad kumanaan kun oo  Arday  oo maanta...

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobollada dalka.

MUQDISHO-JUUN-18-6-2022-:Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobollada dalka. Imtixaankan oo ay...

DHAGEYSO:Maamulka Magaalada Buula-berde oo sheegay in ay isugu darsameen Abaaro daran iyo go’doominta ay galiyeen Magaaladaas Argagixisada Al-shabab.

MUQDISHO-JUUN18-6-2022-:Guddoomiyaha Magaalada Buulo Burte ee gobolka Hiraan mudana u go’doonsan halkaas Argagixisada Al-shabaab ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka Nolosha ah ay ka...

Ugu Akhris Badan