Wararka

Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Jiidda Dagaalka. +SAWIRO.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane  Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay munaasabada ciida awgeed Ciidamada darawiishta Jubaland ee ku sugan jiida...

RW Hore Ee Jabaan Oo Latoogtay Isagoo Olole Doorasho Ku Jira.

Ra'iisal wasaarahii hore ee dalka Japan ayaa u geeriyooday maanta dhaawac kasoo gaaray weerar lagu qaaday saakay xilli uu la hadlayay dad shacab ah. Shinzo...

DAAWO: Wasiir Dubbe “Khadro waxay ahayd qof Dadkeeda ilaahay jecleysiiyay”.

  Mas'uuliyiin Ka Tirsan Dowlada Somaaliya ayaa maanta Muqdisho kaga Qayb Galay Kulan Duco Iyo Qur'aan Aqris ah oo loogu Duceynayay AUN Fanaanad Khadra Daahir...

Madaxweynaha Qaranka Oo Dalka Dib ugu Soo laabty.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo...

Iraan oo Xabsiga Dhigtay ku-xigeenka Safiirka Ingiriiska ee Tehran.

Iran ayaa Arbacadii sheegtay in ay xidhay ku xigeenka safiirka UK ee Tehran kadib markii lagu eedeeyay in uu muunado ciid ah ka qaaday...

Ugu Akhris Badan