Wararka

SAWIRO:Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey Dhowr sharci.

Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Dhowr hindise sharciyeed. Golaha wasiirada ayaa ansixiyay...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socdey xafiiska EUCAP ee Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Asluubta maamul goboleedka Puntland Sarreeye Guuto Bile Faarax Cali ayaa maanta kulan la qaatay mas'uuliyiin ka socdey xafiiska EUCAP ee Soomaaliya. Kulankan oo...

DHAGEYSO:Ciidamada Amniga Cabudwaaq oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay.

Alle ha unaxaristee waxaa Xaafada waabari gaar ahaan laanta hawada oo ka tirsan Dagmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya xalay lagu...

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA QARAN GURMADKA ABAARAHA.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddomiyaha kala...

DAAWO:Diplomaasiyiinta Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahey dalka Sacuudi Caraabiya oo Dhambaal Hambalyo ah usoo diray Madaxweyne Hassan sheikh.

Diplomaasiyiinta Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahey dalka Sacuudi Caraabiya ayaa Dhambaal Hambalyo ah usoo diray Madaxweynaha 10_naad ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. FF...

Ugu Akhris Badan