Wararka

Gudoomiyaha Golaha shacabka oo shacabka soomaliyed ugu baaqay in la garab istaago walaalihii ku hanti beelay dabkii xalay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) wuxuu xalay ganacsatada Soomaaliyeed la wadaagayaa tiiraanyada iyo walaaciisa ku aaddan qasaaraha hantiyeed ee...

SAWIRRO:Khasaaro badan oo ka dhashay Dabkii xalay ka kacay suuqa Banaadir.

Waxaa xalay xilli danbe lagu guulaystay Daminta Dab xoogan oo xalay ka kacay Goobo ganacsi oo Ku yaal suuqa Banaadir ee degmada Hodon ee...

Gudoomiyaha aqalka sare oo caawa la kulmay Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu caawa hambalyo iyo salaan ugu tagay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan sheekh Maxamuud. Labada...

SAWIRO:Dab xoogan oo caawa kakacay suuqa Banaadir.

Dab xoog leh ayaa ka kacay goobo ganacsi oo kuyaala isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Ilaa hadda ma jirto faahfaahin kasoo baxday dabka iyo khasaaraha...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray magaalada Abu Dhabi.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb galayo tacsida...

Ugu Akhris Badan