Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo garoon diyaradeed ka dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan

Muqdisho 22, Agoosto, 2022: Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan. Madaxweynaha ayaa sheegay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Qatar, kalana hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka laba geesoodka

Muqdisho, August 21, 2022 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Axad ahayd Caasimadda Muqdisho,...

XFS oo shaacisay qasaaraha ka dhashay qarixii Hotel Hayaat

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Mudane Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa sheegay in tirada guud ee geerida ay gaareyso Weerarkii Hotel Hayaat...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayna qayb ka yihiin Xildhibaano iyo Wasiirro ka tirsan Maamulkaas ayaa maanta soo gaaray...

[DHAGEYSO]Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ku dhawaaqay in la soo afjaray weerarkii Hotelka Xayaat

Taliska Booliska Soomaaliya  ayaa sheegay in la soo afjaray  xubnihii katirsanaa Argagixisada  Al-Shabaab ee weerarka Bahalnimada ah ku qaaday Hoteelka Hayaat ee  ku yaalla...

Ugu Akhris Badan