Wararka

Madaxda ugu sareeyso dalka oo maanta ka qeybgalay salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo ahayd hooyadii Madaxweynihii 7-aad ee dalka Mudane Shariif Sheekh...

Muqdisho, Sibteembar 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tukaday salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo ahayd hooyadii...

Ra’iisul Wasaare Hamse oo ka tacsiyadeeyey Dadkii Shacabka ahaa ee Argagaxisada Xasuuqday

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa si kulul uga hadlay weerarka bahalnimada ah ee ay kooxda argagixisada al—Shabaab ku...

Madaxweynaha KGS oo maanta qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UN-OCHA

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka wuxuushnimada ah ee Al-shabaab ku dileen  dad rayid ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xuntahay weerarka wuxuushnimada ah ee kooxaha Argagixisada ah ku dileen  dad rayid ah, kuna gubeen hantidooda ee...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo ka qayb galay xiritaanka  shirweynaha 11-aad ee Guddoomiyayaasha Baarlamaannadda Afrika

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qayb galay xiritaanka  shirweynaha 11-aad ee Guddoomiyayaasha Baarlamaannadda Afrika oo lagu...

Ugu Akhris Badan