Wararka

DAAWO:-Deegaanka Dowgaab ee gobolka Mudug oo markii ugu horeysay laga dhagax-dhigay saldhig Boolis.

  Deegaanka Dowgaab ee gobolka Mudug oo markii ugu horeysay laga dhagax-dhigay saldhig Boolis. Hoos ka daawo http://youtu.be/CZ5wnM6K2wg  

Deg Deg: Madaxweynah Qaranka oo Yuusuf Jimcaale u Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane...

“Kacdoonka shacabku waa ciribtirka Al-Shabaab”

Waxaa gudaha dalka ka Soomaaliya,gar ahaan gobolada dhexe iyo kuwa koonfureed ka socda howlgallo ciidan oo la doonayo in kooxaha nana-diidka ah looga sifeeyo...

Golaha Ammaanka QM oo Maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta Gelinka danbe kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya xilli Abaaro baahsan ay kajiraan meelo kamid ah Soomaaliya kulan ayaa...

Waxaa maalintii labaad galay Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo Wasaaraddaha Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada oo ka soconaayo magaalada muqdisho

Waxaa maalintii labaad galay Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo Wasaaraddaha Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada oo ka soconaayo magaalada muqdisho Shirka waxaa Guddoominayay...

Ugu Akhris Badan