Wararka

Mareykanka oo taageeray kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah dhiigyacabka Diinta ku qaraabaneysa ee Al Shabaab

Mareykanka oo taageeray kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah dhiigyacabka Diinta ku qaraabaneysa ee Al Shabaab. Dowlada Mareykanka ayaa taageertay kacdoonka shacabka Hiiraan ee ka...

DAAWO:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay abaaraha ka jira dalka iyo kacdoonka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka ayaa ka hadlay khatarta macaluusha ku soo...

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo labo maalmood Muqdisho ka socday

WAR-MURTIYEED Muqdisho – Soomaaliya 12 September 2022 1. HORDHAC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran kaasoo...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo ka qayb galay Munaasabad lagu dhagax dhigayey dib udayactirka Xarunta Shaybaarka Xoolaha

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu dhagax dhigayey dib udayactirka Xarunta Shaybaarka Xoolaha Gobolka Mudug . Xaruntan waxaa...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda XFS oo maanta la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda H.E Axmed Xasan Aadan ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka...

Ugu Akhris Badan