Wararka

Ciidanka XDS oo Ku baxay dad shacab ah oo argagixisadu ay ku qarxisay Hiiraan.

Cidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kubaxay deeganka Yasoman ee gobolka Hiiran halkas oo dad shacab ah qarax lagula eegtay xilli ay marayeen wadada deeganka...

Madaxweynaha Qaranka oo warbixin ka jeedinaya Macadka Daraasaadka ee Washington DC.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu ka qeybgalo kulan ka dhacaya Machadka Istaraatiijiyadda iyo Daraasaadka Caalamiga...

Madaxweynaha Qaranka Oo la Kulmay Xoghayaha Difaaca Maraykanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Difaaca dalkaas...

[DHAGEYSO] Wasiirka Wasaarada Kalluumeysiga kheyraadka Badda XFS oo sheegey in Wasaaradu ay keentey qalab lagu ilaaliyo Badda

Wasiirka Wasaarada Kalluumeysiga kheyraadka Badda XFS Ahmed Hassan Aden oo la Hadley Radio muqdisho ayaa sheegey in Wasaaradu ay keentey qalab lagu ilaaliyo Badda...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Madaxweynaha Jubaland.

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta hoygiisa kulan kula yeeshay Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan