Wararka

??’????? ??????? ????? ?? ????? ?????????? ?? ???? ??? ???????? ????? ??? ???????????? ????????? ?????????? ? ??? ??????????? ???? ???????

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda...

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo u Ambabaxday Dalka Canada

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xildhibaan Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo Wafdi ay hoggaaminayso, ayaa maanta u ambabaxay magaalada Montreal ee...

Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo fariin muhiim ah u diray dhalinyarada ay qaldeen argagixisada Al-Shabaab

Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, Sharma'arke Maxamed Warsame oo fariin muhiim ah u diray dhalinyarada ay qaldeen horjoogayaasha argagixisada Al-Shabaab.

Ciidamada Daraawishta Galmudug oo gaaray deegaano katirsan Gobolkaas iyaga oo baadi goobya haraadiga Maleeshiyaadka Al shabaab

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa maanta howlgalo Lagu baadi goobaayo haraadiga Maleeshiyaadka Al shabaab ka sameeyay Deegaanno ka tirsan koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamada ayaa gudaha u...

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay madaxa hey’ada TIS-3 ee Soomaaliya, iyagoo kawada hadlay horumarinta Caasimadda

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay madaxa hey’ada TIS-3 ee Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan