Wararka

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha oo kulan looga hadlayey abaraaha la yeeshay Madaxda Horumarinta Afrika u qaabilsan Wasaaradda...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxda Horumarinta Afrika u...

Wasiirka Dhalinyarada Oo Itobiya u aaday Dhiirigalinta Xulka.

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa u dhoofay dalka Ethiopia, si ay...

Cidamo ka Gurmaday Galmudug oo Gaaray Hiiraan..

Cutubyadan ka tirsan ciidamada xoogga dalka, guutada 15-aad ee qaybta 21-aad oo kasoo dhaqaaqey fariisimohooda gobolka Galgaduud ayaa soo gaarey deegaanada Yasooman iyo beero-yabaal...

Madaxweynaha Puntland iyo Ururrada siyaasadda oo Heshiis Gaaray.

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni aya kulan la qaatay Ururrada Siyaasadda iyo guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, Kulanka ayaa ahaa is xogwareysi...

Dhalinyaro kasoo Goostay Alshabaab oo Shaqo Abuur ka helay Galmudug.

Tiro dhalinyaro ah oo hore uga mid ahaa kuwa qalbiyadooda ay duufsadeen kooxaha qawaarijta ah ee Alshabaab, oo qaatey go'aan ah in ay isaga...

Ugu Akhris Badan