Wararka

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo Tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska,qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen Muwaadiniintii ku shahiiday qaraxyadii...

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen...

[DAAWO] Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Argagixisada arxanka darran waxa ay laayeen hooyooyin kuwaas oo ay naftu ka baxday iyaga oo caruurtooda dhabta ku haya, waxaa jira hooyooyin kale oo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si kulul uga hadlay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Al Shabaab ay ku beegsadeen maanta dadka maatida...

(SAWIRRO) Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u Ambabaxay Magaalada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS  mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo labada heer ee dowladda ah ayaa saaka...

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay Shir gudoonka Ururka xakamaenta Ayaxa ee dalalka bariga Africa iyo XFS oo ka hadashay

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Axmed Madoobe Nuunow ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda uga qayb galay shirka sanadlaha ah ee ururka xakameynta...

Ugu Akhris Badan