Villa Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Gaalkacyo

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wafdiga Madaxweynaha oo...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray deegaanka Carmo ee gobolka Bari

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray deegaanka Carmo ee gobolka Bari, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey madaxweynaha. Socdaalka madaxweyne Maxamed...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Qandho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qardho, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Masuuliyiinta Magaalada Qardho...

Madaxweyne Farmaajo “Rajada aan qabo waxa ay tahay in ardayda waxbaratay ay aqoontooda wax ugu qaban karaan dalka”

  Garoowe, 9 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay...

Madaxweynaha Dalka oo xarigga ka jaray Qalabka maamulka Hawada Soomaaliya (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow xarigga ka jaray xarunta laga hagi doono Maamulka Hawada Soomaaliya oo markii...

Ugu Akhris Badan