Sawiro

Gudoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loo magacaabay.

Digreeto  Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Gobolka Banaadir Waxaana loo...

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Hanaanka shaqo ee qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda

Muqdisho, Abriil 18.2017——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha, isaga oo kormeeray...

Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika oo la sagootiyay

Xildhibaanno, mas’uuliyiinta xiriirkada kala duwan ee cayaaraha ayaa maanta sagootiyay Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika Axmed Axmed, kaasi oo...

Wasiirka Dhalinyarada Oo Muqdisho Kusoo Dhaweysay Madaxweynaha CAF

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gubdineynaa sawirrada Wasiirka dhalinyarada iyo cayaarraha dowladda federaalka Soomaaliya oo muqdisho kusoo dhaweysay Madaxweynaha Xiriirka kubadda cagta...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

April. 2, 2017—-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo Mas’uuliyiin kale...

Ugu Akhris Badan