Sawiro

Shir looga hadlayo Taabba gelinta nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay oo Dhuusamareeb ka furmay.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay Shir looga hadlayo Taabba gelinta nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay oo ay...

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO KORMEERAY CIIDANKA TABABAR UGU JIRA DUGSIGA GENERAL KAAHIYE

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto. Sulub Axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif), ayaa maanta Akademiyada...

Hub culus oo lagu soo qabtay howlgal {Sawirro}

Ciidanka Amniga oo wali ku jira howlgal ay ka wadaan xaafada Tarabuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxay gacanta ku dhigeen nuucyo...

Shirka Madasha wadatashiga Qaranka oo ka Furmay Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka...

Kulan looga hadlay Wadashaqeynta Boliiska iyo Garsoorka oo Muqdisho lagu qabtay {sawirro}

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa guddoomiyay kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta Garsoorka iyo Boliiska oo looga hadlayay Xaalada Guud ee Cadaalada Dalka Gaar...

Ugu Akhris Badan